Axmed Madoobe oo safarkii ugu horeeyey dibeda ku aaday tan & dib u doorashadiisa

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhow ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda Magaaladda Nairobi. Axmed Madoobe ayaa dayuurad gaar ah ka qaaday Kismaayo taasoo mar kale jebisaya amarkii ay soo rogtay DF ee ahaa in duulimaadyada u kala goosha Kismaayo iyo Nairobi ay soo maraan Xamar. Maamulka Jubbaland kama hadlin ujeedada … Continue reading Axmed Madoobe oo safarkii ugu horeeyey dibeda ku aaday tan & dib u doorashadiisa